Fahad Yaasiin iyo Xasan Shire oo kulan qarsoodiya ku yeeshay Turkiga

Kulanka Xasan Shire iyo Fahad Yaasiin,waxuu la mid yahay isbahaysigii lagu khasaaray ee Khayre.

Turkiga ayay ku kulmeen,waxaana qorshaha laga wada hadlay ahaa in Fahad taageero dhaqaale iyo mid xiriir ku garab istaago hanka Xasan ee Madaxweynaha Puntland.

Sida la saadaalinayo is araga Labaad ee Qatar iyo Imaaraadka ee loolanka Siyaasada Somaliya,waxuu ka dhici doonaa Garowe iyo 2024-ta.

Xasan waa Musharax diyaar garoobay oo wax badan abaabushay.

Puntland iyo Fadaraalkuba,waa la socdaan kulanka Fahad iyo Xasan Shire Wasiirka Maaliyada Puntland.

Jibril Qoobey.