Video:-Manhajka iyo Siyaasada Dugsiyada Xannaanada carruurta W.Waxbarashada Puntland oo la ansixiyay

Manhajka iyo Siyaasada Dugsiyada Xannaanada carruurta iyo barbaarinta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland oo la ansixiyay,hoos ka daawo Muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka