Video:-Shaqaalaha Maaliyada Puntland oo lagu amray dar-dargelin shaqo

GAROOWE:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr Maxamed Cabdi Cilmi oo la kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda.

“Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda waxaan kula dar-daarmayaa in ay ilaaliyaan nidaamka shaqada Wasaaradda Maaliyadda “

Halkan ka daawo muuqaalka