Video:-Maxay ku heshiiyeen Somaliya iyo Imaaraadka?

Soomaaliya iyo Imaaraadku waxay ku heshiiyeen in ay hagaajiyaan iskaashi dhinacyo badan leh..

1.Amniga.

2.Ganacsiga

3.Horumarinta,

4.In dib loo bilaabo duullimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho.

5..In dib loo furo isbitaalka Shiikh Zayed oo xirmay 2018-kii.

Dowlada Imaaraadka waxay Abaaraha ka taagan Somaliya ugu deeqday $20M oo gurmad deg-deg ah.

Halkan ka daawo muuqaalka