Video:-Madaxweyne Xasan Oo sheegay in laga Heley Covid 19

Madaxweyne Xasan Oo sheegay in laga Heley Covid 19

“Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh la wadaaggayaa in baaritaanno la igu sameeyay maanta lagu xaqiijiyay in la iga helay COVID-19.

Intaas waxaa dheer, inaan caafimaad qabo oo aan sii wadi doono shaqada aan u hayo qaranka iyo umadda Soomaaliyeed aniga oo raacaya habraacyada caafimaad ee la xariira Covid-19.

Waad ku mahadsantihiin ducadiinna iyo garab-istaaggiinna.

Allaa mahad leh”

Halkan ka daawo muuqaalka