Video:-Khudbadii ansixinta Ee ra’isalwasaare Xamse

Ra’isalwasaare Xamse,waxaan urajaynaynaa in uu noqdo mid shaqada hortaala kasoo baxa oo aan Jeebka ugelin Madaxtooyada.

Maanta,waa la ansixiyay,waxii ka danbeeya awood Dastuuriya,ayuu leeyahay.

Wax badan oo balamo Siyaasadeed ah oo horay layskugu sheegay khasab kuma ahan in uu fuliyo.

Inkastoo uu Xamse awood ahaan Gacan maran yahay hadana Maanta Qodob Dastuuriya,ayuu ku fadhiyaa.

Reer Puntland waa in sidii Axmed Madoobe ay ugarabgaleen ugana dhigteen hogaamiye sokeeye ah oo namatala Xamse aan ugu hiilino.

Dhulkiisu waa Somali,balse awooda uu ku fadhiyo Kursiga waa Puntland iyo Jubaland.

Halkan ka daawo muuqaalka