Madaxweyne Mustafaha Jig-jiga oo digniintii ugu danbaysay la siiyay

Mustafe iyo Madaxweynaha ismaamulka Canfarta,waxaa la siiyay digniintii ugu danbaysay.

Halka Madaxweynihii shucuubta Koonfureed la cayriyay Shirkii Xisbiga talada haya.

Wal-walka ugu weyn,waxuu ka qabaa Siyaasiyiinta Beesha reer Cabdille oo u arko cida ku haysata Kursiga Madaxtooyo ee Deegaanka.

Dagaal qaawan iyo mid qarsoon,ayuu ku wadaa si joogta ah Madaxweyne Mustafe siyaasiyiinta Beeshaas.

Sida muuqata waa lumiyay Siyaasiyiintii Beelaha kale marka laga reebo kuwa Beesha Isaaq.

Mahayo Cawryahan,Makaahiil,Jidwaaq iyo Harti Madaxweyne Mustafe.

Jibril Qoobey.