Video:-Baarlamaanka Puntland oo su’aalo waydiiyay Wasiirka Arimaha Gudaha

Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 39-Xildhibaan,ayaa waxaa hor-yimid Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka & Wasiiru Dawlaha Wasaaradda.

Xildhibaannada,ayaa su’aalo ka weydiin doona dhammaan arrimaha la xiriira Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka