Dugsiga sare Nugaaal Ee Garowe oo ay ka bannaan tahay macallinnimo luuqada Englishka ah

Dugsiga sare Nugaaal ee Degmada Garoowe waxaa ka bannaan macallinnimo luuqada Englishka ah

Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan ayaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:

  1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education College).
  2. Waa in uu leeyahay khibrad shaqo oo waxbarasho ah.
  3. Waa in uu ku soo shaqeeyey luuqada English ah ee meesha ku xusan.

FG: Codsashada shaqadan macallinnimada waxay ka bilabanaysaa 29/Jun/2022. waxayna ku egtahay qabashadu 10/julay/2022.

Qabashada CV-yadu waa furan tahay.

Nagala soo xiriir taleefannadan hoose ku xusan: 0907794081

WhatsApp Numbers:

090 0907647176 ama 0906520727

Wabillaahi Towfiiq.