Qabiilada ay ka soo kala jeedaan masuuliyiinta ra’isalwasaare Xamse Magacaabay

1.Agaasimaha Guud ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha – Maxamed Abuukar Subeer (Jareerweyne)

2.Lataliyaha Arrimaha Dib-u-heshiisiinta – Cali Cabdi Awaare (Daarood-Majeerteen ).

3.Lataliyaha Xiriirka Caalamiga ah – Dr Hodan Cismaan (Daarood-Dhulbahante ).

4.Lataliyaha Arrimaha Siyaasadda – Dr Axmednuur Maxamed (Daarood-Ogaadeen ).

5.Lataliyaha Amniga – Kamaal Guutaale – (Hawiye – Habargidir).

6.Afhayeenka xukuumadda ahna Agaasimaha Warbaahinta – Farxaan Maxamed Jimcaale (Hawiye – Xawaadle).

6.Agaasimaha Habmaamuuska Xafiiska Ra’iisal wasaaraha – Cabdullaahi Shariif. – (Daarood-Marreexaan).

7.Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda – Haashim Maxamed Cali ( Shiikhaal/Reer Aw-Xasan).

8.Taliyaha Ammaanka Ra’iisal wasaaraha -Col.Maslax Maxamed (Daarood-Ogaadeen).