Ra’isalwasaare Xamse oo sii galay go’doon Damjadiid

Ra’isalwasaare Xamse oo markii horeba lagu soo xushay astaamo gaar ah,ayaa hadana loogu sii daray hareerayn.

Xoghayaha Xaafiiskiisa,waxaa keensaday Faarax Cadiqaadir,isagu masoo xulan.

Afhayeenka iyo Madaxa Warfaafintu waa Gacanta Damjadiid,isagu masoo xulan.

Lataliyaha Xiriirka caalamiga,waxaa keensaday Cabdikariin Guuleed oo waxaa lagu tuhmayaa Mashaariic Shiinaha ah.

Lataliyaha Dib uheshiisiinta,waxaa keensaday Madaxweyne Xasan oo waxaa loogu talagalay in uu udhaxeeyo Deni iyo Damjadiid.

Halka Qof ee uu keensaday waa Axmed Nuur oo isaguna Khayre u ahaa Agaasime ka horna ay wada ahaayeen Damjadiid isaga iyo Khayre.

Xamse waa sii go’doomay!!

Jibril Qoobey.