See lagu Aamini karaa sheegashada Madaxweyne Xasan?

Sida uu sheeganayo Madaxweyne Xasan layskama aamini karo,sababtoo ah lagama hayo cadaymo muuqda oo Dukumiinti leh.

Mudo xileedkiisii hore foolxumooyin waa weyn oo musuq,ayaa dhacay.

Waxaa lagu xantaa in Hotel Eliid iyo dhaqaalaha uu hayo Cabdullashi Nuur,isagu leeyahay.

Sidoo kale Dhul aad ubalaaran oo Xeebta ku teedsan in ay ku habsadeen,isaga iyo ragiisii Damjadiid,ayaa la sheegaa.

Xasan iyo Ragiisii Xatooyadii iyo sidii darnayd ee ay wax umaamuleen,waxaa lagu Xantaa in ay ku keentay Caafimaad daro baahsan.

Xasan,waxaa la sheegaa in ay haleeleen Xanuuno dhawr ah oo khatarteeda leh rabi haka dulqaadee,sida Buro Madaxa ah iyo Bursaato habka Kaadi mareenka dhib weyn kaga haysa.

Cabdikariin Guuleed,waxaa haleelay Wadno Xanuun daran.

Faarax Cabdiqaadir,waxaa haya Wadno Xanuun wax lagu sheegay oo Neeftu dhibayso.

Dhanka ka fogaanshaha musuqa iyo Xoolo jacaylka,waxaa la sheegaa Cabdullaahi Yuusuf kadib in Sh.Shariif soo raaco Madaxdii Dalka soo martay 30-kii sano ee udanbeeyay.

Jibril Qoobey.