Video:-Maxkamada Ciidamada Puntland oo Xukuno riday

Maxkamadda Ciidmada Qalabka sida,ayaa xukunno kal duwan ku riday rag loo haysto dilka Talliyihii Saldhiga degmada Qardho Cumar Hiirad Kaatun.

Halkan ka daawo muuqaalka