Kaalintee kaga jirtaa qiimaynta Jaamacadaha Itoobiya Jaamacada Jig-jiga?

Warbixin ay soo saartay “Webometrics” oo darajaysa Jaamacadaha ayaa lagu shaaciyay 70 Jaamacadood oo Itoobiya ku yaala sidda ay u kala horeeyaan.

Jaamacadaha Addis-Ababa,Jima iyo Mekelle ayaa galay saddexda kaalmood ee ugu horreeya.

Jaamacada Qabridahare ayaa kor u kac samaysay waxayna soo gashay kaalinta 19-aad.
Jaamacada Jigjiga ayaa ka soo muuqatay kaalinta 33-aad.


VOSS TV