Muxuu ka ogaa socdaalka Sacdiyo Ee Bosaso Gudoomiyaha Gobolka Bari?

Sacdiyo waxay sheegtay in Shaahdoon la socday socdaalkeeda si hoose,sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Ciidamada amaanka garoonku waxay ka reebeen ilaaladiisa saakay Gudoomiye Shaahdoon,waxayna ii xaqiijiyeen in ay hayaan xogo ah in uu xalayba ogaa qorshaha.

Shaahdoon waa Nin fara badan oo dhawr Shaati ku jooga Gobolka.

Mid Gudoomiyaha Gobolka Bari ah.

Mid Ganacsatada Hubka ah.

Mid Macdan baarasho ah.

Mid ku xirnaanta argagixisada ah.

Mid Burcad Badeednimo ah.

Xaqiiqdii dib u eegis,ayuu mudan yahay Gudoomiyaha Gobolku si deg-deg ah.

Jibril Qoobey