Video:-Dowlada Puntland oo si adag uga hadashay dhacdada Bosaso

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha oo ka warbixiyay iska hor imaad ciidamo kawada tirsan Dowladda Puntland ku dhexmaray Bosaso iyo Diyaarad maanta laga celiyay magaalada Bosaso.

Halkan ka daawo muuqaalka