Ma uqalmaa Wasiir PL ku matali kara Fadaraalka Khadar Faroole ?

Khadar Faroole oo loo dhiibo Wasaarada Kalluumaysiga Fadaraalka waxay ka dhigan tahay in Xasan Shiikh aad udanaynayo Maraakiibta Kalluumaysi ee Jariifka ah.

Ugu yaraan Khadar,waxuu qayb ka yahay Kalluumaysiga sharcidarada ah ee Badda Somaliya Sadex meelood oo meel.

Si weyn,ayuu ufahansan yahay xiriirna ula leeyahay Dowladaha iyo Shirkadaha ku hawlan kalluumaysiga Badda Somaliya.

Khadar way ubadan tahay in uu noqdo mid ka mid ah Wasiirada la siinayo Beesha Majeerteen.

Sideed Beri kadib,waxaa la filayaa in la sii daayo Golaha Wasiirada Fadaraalka.

Jibril Qoobey.