Waa sidee Amniga Garoomada Bosaso?

Amniga Garoomada Puntland waa sugan yahay,si gaar ah Garoonka Diyaaradaha Bosaso,waxaana xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Mudane Lugatoor.

Wasiir Lugatoor “Shaqada garoonka diyaaradaha Boosaso si caadiya ayey u socotaa waxaana ka degay diyaaradihi horay uga degi jiray”

Wasiirka ayaa maanta shaqada looga joojiyey sababo la xiriira shaqaaqadi shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha Boosaso.

Halkan ka akhriso:-