Madaxweyne Xasan oo udhoofaya Kenya

Madaxweyne Xasan waa tagayaa beri ama saadanbe sida aan xogta ku helay.

Kenya,ayuu ka bilaabayaa,Jabuti,ayuu ku xijinayaa,waxuu kusoo afmeerayaa Itoobiya socdaalkiisa.

Sida muuqata Madaxweynuhu,waxuu baahi uqabaa awooda,waxuuna rabaa in uu ka dhabeeyo si dadban fikirkiisii ahaa…

“RW waxaa iska noqonaya Nin aan soo olalayn oo doorasho soo galin Caawa aan ka warqabin in uu yahay RW Dalka”.

Sida Madaxweynayaasha Kenya iyo Jabuti oo awooda fulinta leh,ayuu rabaa in uu udhaqmo.

Sidoo kale Ra’isalwasaaraha Somaliya ee Awooda leh,waxuu rabaa in uu ka dhigo sida kan Turkiga ee ushaqeeya Madaxweynaha iyadoon Dastuurkii Dalka la badalin.

Safaro mira dhal ah baan urajaynaynaa Madaxweynaha.

Jibril Qoobey