Video:-Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay.

Madaxweynaha waxaa kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Goleyaasha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka