Magacaabista Golaha Wasiirada Fadaraalka oo dib dhac ku imaanayo

Magacaabista Golaha Wasiirada Fadaraalka dib ayay udhacaysaa sida ay ii xaqiijiyeen ilo muhiim ah.

Xamse,waxuu hortagi doonaa Baarlamaanka oo uu ka codsan doonaa mudo kordhin loogu sameeyo mudada soo magacaabista Wasiirada.

Dib udhaca ma keenin in laysla fahmi waayay Dadka loo qaadanayo Golaha ee waxaa sababay Madaxweyne Xasan oo raba in uu sii adeegto muujiyana awooda Madaxweynaha.

Faarax Sh.Cabdiqaadir,ayaa Geed fadhi u ah diyaarinta Golaha cusub ee Wasiirada,waxaana Saf dheer loogu jiraa Hotelka uu degan yahay.

Jibril Qoobey.