Gudoomiye Aadan Madoobe oo dib ugu soo laabtay Dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS
Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib maalmo uu safar Xajka ugu maqnaa Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Guddoomiyaha iyo waftigiisa,ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda xilgaarsiinta.

Guddoomiyaha kaga mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay.

                      Dhammaad