10-Arday Ee ugu saraysa Imtixaankii Fasalka 8aad Dugsiyada dhexe ee Puntland 2022.

Ardayga ugu sareeya iyo kan ugu hooseeya waxay kasoo jeedaan Gobolka Mudug 10-ka Arday ee imtixaanka Fasalada 8-aad Dugsiyada Dhexe Puntland.

Sidoo kale Ardayga ugu sareeya dhamaan Dugsiyada Dhexe ee Puntland waa Gabar.

Waxaa iyaduna ah wax mudan in la dul istaago 7-da Arday ee ugu saraysa in ay yihiin 5-ka mid ah Gabdho.

Halkan ka akhriso:-