Madaxweyne Xasan oo magacaabaya Lataliyayaal

Waxuu shaacinayaa Lataliyayaal uu magacaabay,waana safrayaa Madaxweyne Xasan.

Socdaalkiisan,waxaa la sheegayaa in uu Itoobiya ku hakan doono kadibna Masar iyo Sudan.

Dhamaan safaradiisa,dib,ayaa loo dhigay inta laga magacaabayo Golaha Wasiirada marka laga saaro kii Eretereya.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan lagama sugayn Lataliyayaal ee waxaa looga fadhiyay Wasiiradii oo isaga uxayiran.

Jibril Qoobey.