Madaxweyne Xasan oo usocdaalaya Tansaaniya

Maalinka Berri foog ah,ayaa ubaxayaa Arusha, Tansaaniya.

Waxuu uga qaybgalayaa shirkii East Africa Common Market si kor joogto ah (observer).

Somaliya weli kama aysan noqon xubin buuxda Ururkaas.

Dadka,ayaa u arka in ay deg deg tahay maadaama Xukuumaddii aan weli la dhisin.

Madaxweyne Xasan,wuxuu umuuqdaa Nin aan waxba u hambayneyn Xukuumadda madaama awoodda fulintu ay leedahay xukuumaddu si waafaqsan Dastuurka Dalka.

Jibril Qoobey.