Madaxweyne Xasan oo gaaray Tansaaniya

Aruusha,ayuu gaaray Madaxweyne Xasan.

Shirkaas,waxaa ku filnaa Ra’isalwasaaraha,balse waxiisu waa muujin awooda Madaxweynaha.

4-ta sano Dalka anaa ka ah Madaxweyne iyo Ra’isalwasaare fariin ah,ayuu dirayaa Madaxweyne Xasan.

Siyaasiyiinta Somalida ee xiligan joogta Ninkii ugu da’da weynas uguna muda dheeraa in uu sidaa udhaqmo waa nasiibdaro kale oo Dalku galay.

Somaliya waxay ubaahnayd hogaamiye fahma baahideeda oo ka taga taariikh wanaagsan.

Waxaase muuqata in aan waxba laga baran 30-kii sano waxii lasoo maray oo ay ugu danbeeyeen dhaqankii Farmaajo.