Intee le’eg yahay khasaaraha Ciidanka Liyuu Booliska soo gaaray?

Geerida Ciidanka Deegaanka guud ahaan,waa 184-Askari inta la xaqiijiyay.

Ciidankii shalay la laayey Hubka ugu cuslaa oo ay ku dagaalamayeen,waxaa ugu weynaa PKM iyo Baasuuke halka Alshabaab ay wateen Hub waa weyn.

Dhanka kale Jamhada Onog ee Oromada,ayaa dagaalka kasoo gashay dhanka Guradhaamoole.

Jamhada Onog waxay garab siinaysaa Maleeshiyada argagixisada Alshabaab,iyagoo raba in ay ufuraan Wado ay ka galaan Deegaanka Oromada.

Jamhada Onog waxay heysataa 2-Gobol iyo Bar ka mid ah Deegaanka Oromada,kuwwasoo kala ah…

1.Gobolka Shewa

2.Qeyb ka mid ah Gobolka Booran.

3.Gobolka Arsi

Jibril Qoobey.