Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Alshabaab iyo Liyuu Booliska

Dagaalkii weli wuu socdaa waxuuna kasocdaa gudaha Afdheer Degmada Ceelgari.

Madaxweynaha iyo Hogaanka Nabadgalyada DDSI waxay joogaan Gobolka Afdheer xaruntiisa Hargeelle.

Ciidanka Deegaanka Ee Liyuu jabka iyo dhimashadu wey ku badan tahay.

Argagixisada si weyn,ayaa loo karbaashay,guud ahaan Ciidamadii joogay Deegaanka waxay ujihaysteen goobta dagaalku ka socdo.

Maleeshiyada argagixisadu waxay marayaan Qabalaha Unka ee Degmada Ceelkari oo xadlaleh Deegaanka Oromia Gobolka Balle Degmada Gindhir.

Jibril Qoobey.