Hawlgalkii la dagaalanka Alshabaab Ee Liyuu Booliska oo soo gabagaboobay

Hawlgalkii sifaynta argagixisada ee Gobolka Afdheer DDSI waa soo afjarmay boqolkiiba Sagaashan.

Dhanka Qalaafe iyo Mustaxiil kooxo argagixisada ah oo isku dayay in ay ka fuliyaan Qaraxyo,waxaa cagta mariyay Ciidamo Liyuu ah oo dhawaan tababar usoo xirmay.

Haatan Ciidanka intiisa badan,waxuu dib ugu laabtay Godey.

Halka Ciidan kale oo Liyuu Booliska ah ay ku sugan yihiin duleedka Xudur.

Madaxweyne Mustafe,hogaanka Nabadgelyada iyo Talyihii shaqada laga hakiyay ee Liyuu Booliska,waxaa looga yeeray Adis oo lagu amray in ay kusoo xaroodaan.

Jibril Qoobey.