Madaxweyne Xasan oo udhoofay Dalka Masar

Madaxwyenaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa maanta u kicitimay safar uu ku tagay dalka Masar.

Madaxtooyada Soomaaliya ,ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Shiikh uu dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi, la yeelan doona wadahadallo ku aaddan sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan iskaashiga dhaqaale,diblomaasiyadeed iyo la dagaallanka argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sadex Wasaaradood in uu Gacanta ku qabsanayo,ayuu balan qaaday oo uusan ra’isalwasaare iyo Wasiiro midna ku halaynayn.

1.Arimaha dibada.
2 Amniga.
3.Maaliyada.

Amnigii Mahad buu udhiibtay.

Arimihii dibada haduu ku jiraa hawshooda.

Maaliyadaa uhartay.?

Socdaaladisan,ayaa ah kuwo uu si buuxda gacanta ugu qabsanayo siyaasada Arimaha dibada ee Dalka.