Puntland:-Roobdoon Dowladu hogaaminayso oo Garowe laga Oogay

Baryo Eebe oo lagu Roobdoonayo,ayuu Madaxweynaha Dowlada Puntland hormuud unoqday Maanta.

Abaar daran,sicir barar iyo shaqo la’aan baahsan oo horay ujirtay,ayaa Noloshii adkeeyay.

Doorka Dowlada Puntland ee maaraynta xaaladahan iyo qorshayaasheeda aadbuu uliitaa,waana lagu dhaliilay.