Juba iyo Shabelle Itoobiya in lagala xisaabtamo ayay mudan tahay

Juba iyo Shabelle in Itoobiya lagala xisaabtamo ayay mudan tahay.

Ugu yaraan kululaysiga diblomaasiyadeed ee Xasan ku sameeyay Dowlada Abiy,waa in looga faa’idaystaa in heshiis lama taabtaan ah lagala galo Labada Webi.

Itoobiya Sanadkii hore Afar jeer ayay marna xiratay Biyaha Webiyadaa marna Fatahisay.

Madaxweyne Xasan ma mudna in lagu dhaliilo iska dhicinta uumuujiyay,balse,waa in aragti lagu siyaadiyaa.

Itoobiya haday xeerin waydo xeerarka caalamiga ah,iyadana waxba looma xeerinayo.

Juba iyo Shabelle waa umuhiim Umadda Somaliyed.

Jibril Qoobey.