Video:-Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay todobaadkan Arimo ay ugu waa weyn yihiin…

1.Amniga guud.

2.Gurmadka Abaarta.

3.Xuska munaasabadda aasaaskii Puntland 24 sano ka dib 1998 oo ku beegan 01, August 2022 Iyo todobaadka Puntland.

Shirka oo uu Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale looga hadlay warbixinta Safarkii xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ay ku tageen gobolka Ceyn.

Halkan ka daawo muuqaalka