Hay’ada sirdoonka Puntland waxay ubaahan tahay sifayn guud

Madaxweyne hay’adan sirdoonka waxay ubaahan tahay sifayn guud ee Ninkii sifayn lahaa udhiib.

Jeyte oo hada Agaasime ka ah hay’ada Sodon sano,ayuu xog iibsade uyahay sirdoonka Imaaraadka.

5-tii Bood ee udanbeeyay Jeyte dalka mawada joogin oo waxuu udhaxeeyay Xamar iyo Nayrobi wax uu kala socdo amni Puntland majirto.

Sidoo kale waa Nin balwadeed oo aan qaadi karin maduuliyad amni oo Umadeed Mukhtaar Jeyte.

Ku xigeenkiisa Goobe waxuu toos ugu xiran yahay Argagixisada.

Hada,waxaa lagugu cadaadinayaa in aad udhiibto Gurxan oo kasii khatar badan.

Ugu yaraan Afar Xarumood,ayuu Gurxan hada ku xiran yahay oo u adeegaa kuwaasoo kala ah…

1.Maraykanka.
2.Ingiriiska.
3.Itoobiya.
4.Nisa-da Xamar.

In ku dhow Hal Milyan oo dolar,ayaa Dowlada uga baxda hay’ada sirdoonka sanadkii lamana hayo hal qorshe oo ay ku guulaysatay.

Hay’adu waxay ubaahan tahay Shaqsi masuul ah,balwad ka fog,laba wajiilayn ka fog,karti leh oo Wadaniya.

Jibril Qoobey.