Maxaa ka jira in Emirates cadaadis ku saarayo Deni isbadalka sirdoonka?

Waxaa jira xogo sheegaya in Mukhtaar Jeyte hoos galay Madaxda Emirates si cadaadis loo saaro Madaxweyne Deni.

Deni,waxaa laga filayaa in uu usbadal ku sameeyo hogaaminta sirdoonka Puntland oo hada uu hogaamiyo Jeyte.

Lama xaqiijin karo in cadaadiskaas Deni aqbalay iyo in kale.

Jeyte mudo 30-sano ku dhawaad ah,waxuu xog ururiye u ahaa sirdoonka Emirates.

Pisa waxay baahi weyn uqabtaa hogaamiye uqalma.

Jibril Qoobey.