Miyuu ka laabtay Madaxweyne Deni magacaabistii Xubnaha Maxkamada-sare?

Madaxweyne Deni,waxuu aqbalay diidmadii Baarlamaanka ee xubnaha Maxkamada sare,sida ay sheegayaan ilo muhiim ah.

Deni,ayaa usheegay Xildhibaano uu la kulmay in uu la laabtay magacaabistii Taaraan iyo Nuur.

Sidoo kake,waxuu usheegay in uu soo badali doono dibna Golaha ukeeni doono Xubno cusub bisha Oktoobar.

Taaraan,ayaa xogo kale sheegayaan in Deni udhiibi doono hay’ada sirdoonka ee Pisa oo maalmahan uu miiska saarnaa Gurxan.

Aqbalaada Madaxweynaha ee Maxkamada sare haday dhab noqoto waa wax farxad leh.

Inkastoo ay niyad jab kale tahay in Taaraan la geeyo Pisa oo hadaba hogaan xumo la tiicaysa.

Jibril Qoobey.