Video:-Golaha Wakiillada DPL oo diiday iibka Dhulka Dawladda Hoose ee Degmadda Garowe Posted By: Idil News Staff July 30, 2022 Golaha Wakiillada DPL, ayaa maanta diiday iibka Dhulka Dawladda Hoose ee Degmadda Garoowe, oo Golaha ay usoo gudbisay Madaxtooyada DPL. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook