Madaxweyne Deni oo balan qaaday in uu dhaqaajinayo Dimuqraadiyaynta

Dib udhaca barnaamijkan in uu isagu leeyahay waa qaatay Madaxweyne Deni.

In aysan isku xirnayn doorashada 2024 ee Madaxtooyada iyo midan Golayaasha Deegaanka,waa xaqiijiyay.

Dib udhaca dhismaha Golaha Deegaanka ee Eyl in Ururkiisu khaladka leeyahay waa qirtay.

Maxkamada sare in uu dhamaystirayo si deg-deg ahna waa balan qaaday.

Ururada dhanka dhaqaalaha in uu ka baritaarayana waa ogolaaday.

Dhamaan dhankiisa,waxii ku xiran Todobaad gudihiis in uu kaga hawlgalayo,ayuu cadeeyay.

Fursad weyn,ayay haystaan reer Puntland ee ha dhaqaajiyaan Dimuqraadiyaynta.