Somalida Gobolka Ohio Ee Maraykanka oo Taariikh samaysay

Boqolkiiba Sagaashan guusha rasmiga ah in ay raacdo Ismaaciil ayay ubadan tahay markii lasoo dhamaystiro tirinta yar ee hartay Doorashada Ohio.

Gabadha oo lagu magacaabo Muniira mar horaba iyada guusheedu way cadaatay oo waa la xaqiijiyay.

Guushan,waxaa keenay guud ahaan Dadka Somaliyed ee dega Ohio.

Koox yar oo si xun ufakaraysay wax saamayn ah waa ku yeelan waayeen Bulshada Somalida.

Xaalad,waxaa la abuuray Qabiil oo oranaysa Majeerteen iyo Mareexaan,ayaa hardamaya maadaama Wiilka iyo Gabadha tartamayaa ay kasoo jeedaan Majeerteen.

Balse taas,waxaa beeniyay Bulshada Somaliyed oo muujiyay aragti dheer iyo midnimo.

Wiilka iyo Gabadhu waxay ku heleen Kuraasta taageerada Bulshada Somaliyed oo ay ugu horayso beesha Mareexaan ee Ohio.

Dadka ugu muhiimsan ee Olalaha Ismaaciil gacanta ku hayay ama taageeray,waxay kasoo jeedeen Beesha Mareexaan,waxaana ka mid ahaa..

1.Cabdi Aadan Geeseey.

2.Ganacsade.Cabdi Yare Gaafaa.

Guil Somaliyed oo taariikhiya,ayaa ka dhacday Ohio.

Jibril Qoobey.