Muxuu Axmed Madoobe uga baaqday Aaska Jen.Darwiish?

Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Axmed Madoobe waa daran tahay,waana ka baaqday Aaska Jen.Darwiish oo beri Kismaayo ka dhacaya.

Axmed Madoobe oo wareer xoog badan ka qaaday hab dhaqanka iyo han yarida Xamse oo ay udheer tahay culays uu la yimid magacaabistiisii hore,ayaa waxaa udheeraaday sanbariiraxasho uu ku sanbariiraxday Suuli.

Dhabarka,ayaa wax ka gaareen,waxaana loo qoray in uusan dhaqdhaqaaqin oo uu nasto rabi ha caafiyo.

Jen.Darwiish maydkiisa waxaa la keenay Turkiga caawa saq dhexe,ayuu soo gaarayaa Nayrobi beri Subixii Laba Saac,ayaa Kismaayo la keenayaa oo lagu aasayaa rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Jibril Qoobey.