Damjadiid iyo Xulafadooda oo qaatay Wasaaradihii ugu mashaariic badnaa

Xogtan waa sida Wasaaradaha Xukuumadda ukala haystaan Mashaariicda mudo xileedkan cusub.

Wasaaradaha kooxda Dam-jadiid iyo Daljir ay xusheen,waa kuwa ugu Mashaariic xoog badan.

Qabiilada iyo Wasaaradaha Mashaariicda leh”

1.Dirta $475-Milyan.
2.Hawiye $173-Milyan.
3.Daarood $114-Milyan.
4.D&M $120-Milyan.

Wasaaradaha la siiyay reer Puntland waa kuwa ugu Mashaariic yar oo guud ahaan marka laysku daro waxay haystaan $32-Milyan.

Xaafiiska ra’isalwasaaraha Mashaariicda uu haysto oo dhan waa $11-Milyan.

Wasaarado ahaan kuwa ugu Mashaariicda badan”

1.Amniga $72-Milyan.

2.Gaashaandhiga Mashaariicda u taala waa $99-M.

3.Wasaarada Maaliyada mashaariicda utaal waa $203-Milyan.

4.Wasaarada Shaqada Mashaariicda utaal waa $231-Milyan.

Wasaarado ahaan kuwa ugu Mashaariicda yar”

Wasaarada Petroleum-ka Mashaariicda u taala waa $2-Milyan,waana mida ugu Mashaariic yar.

Jibril Qoobey.