Maxaa kasoo baxaya Shirka Golaha Wasiirada Ee Puntland?

Shirka Golaha Wasiirada Puntland,ayaa socda,waxaana kasoo baxaya dhawr magacaabis oo kala ah..

1.Taaraan oo Maxkamada sare lagu soo celinayo balse Nuur laga reebay.

2.Daraawiishta Abshir London loo dhiibayo.

3.Asluubta oo loo dhiibayo Ninka hada sii hayaha ka ah.

Jibril Qoobey.