Ra’isalwasaare Xamse oo codsaday booqasho Garowe uu ku yimaado

Xamse,waxuu codsaday in uu booqasho ku yimaado Garowe balse weli ma aqbalin si waadixa Madaxtooyada Puntland.

Ilaa hada tagidiisa Garowe waa war suuq ee mahan mid fadhiya.

Balse haduu imaanayo hala soo dhaweeyo hala tuso qalbi furnaan iyo sokeeyanimo .

Haduu wax ka qabankaro arimaha taagan ee muhiimada uleh Puntland iyo Somaliya hala hordhigo.

Puntland maxaa muhiimad u leh??

1.Dhamaystirka Dastuurka.
2.Dib udhiska Ciidamada.
3.Qaybsiga khayraadka.
4.Caasimada halka ay noqonayso rasmiyan
5.Shaqaalaha Dowlada Fadaraalka.
6.Kaalmada dibada iyo Mashaariicda.

Xamse kusoo dhawoow Puntland oo qaybka ah Dowlada Fadaraalka ah,isla markaana aad ku matasho awood qaybsiga.

Jibril Qoobey.