Video:-Banaanbaxyadii Somaliland oo isu badalay Gacan ka hadal Geeri sababay

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena wey ku dhaawacmeen dibadbaxyo maanta ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland oo ay oogayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka.

Dibad baxyada oo ay mucaaradku qaban-qaabineyeen muddo ayay ku dalbanayeen in doorashada Somaliland lagu qabto waqtigeeda bisha November.

Intii ay banaanbaxyadu socdeen waxaa go’ay khadkii Internet-ka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka