Itoobiya oo si weyn ugarab istaagtay Madaxweyne Laftagareen

Madaxweyne Laftagareen,waxaa lagu soo wareejiyay Saad ubadan Rasaas iyo 4-Qori oo waa weyn oo ahaa kuwii laga qabtay Alshabaab.

Sidoo kale 700-Askari,ayaa tababar loogu xaraynayaa si deg-deg ah.

30-Arday oo la barayo Kalkaaliyayaal Caafimaadna waa loo xaraynayaa

Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Urur Ciidamada Mileteriga Itoobiya ah,ayaa loo fariisiyay.

Sidoo kale heegan,waxaa loo geliyay Sirdoonka iyo Mileteriga Dowlada Dhexe haduu ubaahdo gurmad deg-deg ah.

Siyaasiyan garab istaag buuxa,ayay Dowlada Itoobiya ubalan qaaday.

Heshiiska Dowlad Deegaanka Somalida iyo Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed,waxaa goobjoog ka ahaa Jen.Wardoonka Itoobiya ka tirsan.

Jibril Qoobey.