Video:-Muxuu ka yiri Muuse Biixi Banaanbixii rabshadaha watey?

Madaxweynaha mudo xileedkiisu gabagabada yahay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland,ayaa sheegay…

“100-Qof,ayaa ku dhaawacmay rabashadahaas,waxaana ku dhintay 5-Qof oo badankood ay ahaayeen Ciidamada amaanka”Ayuu yiri Muuse.

Halkan ka daawo muuqaalka