Hargaysa oo Caawa Dad lagu laayay

Toogashada Afka lasoo duubtay ee ka dhacday Caawa Hargaysa waa tilaam khatar ah iyo bilow burbur oo walwalkiisa leh.

Caawa Nin hubsaysan ayaa saddex qof ku dilay Hargeysa, laba Qof ayaa Dhaawac ah, halka uu Qof Geeriyooday.

Beelaha Habar Yoonis iyo Ciidagale ayay udhasheen Dadka Caawa weerarkaas lagu fuliyay.

Lama qaban Cidii fulisay weerarkaas,waana ka baxsadeen goobta.

Faysal iyo Cirro oo kala hogaamiya Labada Xisbi Mucaarad,ayaa kasoo kala jeeda Beelaha Dadkooda Caawa Afka loo duubtay.