Talyihii hore Ee Booliska Puntland oo geeriyooday

Waxaa goordhawayd geeriyooday Jeneral Cabdicasiis Siciid Gacmey (Baduugaaye) oo ka mid ahaa siyaasiinta caanka ka ah PUNTLAND.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Asaasayaashii Dowladda Puntland,wuxuuna kasoo qabtay xilal kala duwan sida Wasiir,Taliyaha Ciidamada Booliiska iyo Xildhibaan kasoo mid noqday Gollaha Baarlamanka.

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo ehelkiisana samir iyo imaan haka siiyo.