Tacsi:-Xaaji Bashiir oo ku Geeriyooday Muqdisho

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Marxuum Cabdirixiin Xaaji Bashiir ( BURCI )
oo ku geeriyooday Muqdisho Saakay oo taariikhdu ahayd 16-8-2022.

Dhamaan ehelkoo dhan samir iyo imaan haka siiyo si gaar ah Qoyska reer Faahiye oo idil.

Bahda Warbaahinta Idil News,waxay leedahay rabi ha’unaxariisto samir iyo imaana hanaga wada siiyo Marxuum Burci.