Damjadiid oo Xamse ku hor bahdilay Shacabka Somaliyed

Xasan cid aan isaga ahayn in la sheeg sheego marabo,waana sababta kulankii Wasiirada loo macno tiray.

Villa-da oo aan rabin in Xaafiis kale saamayn yeesho,ayaa la hartay waxii magacaabis ahaa.

Waxaa la filayay in lagu shaaciyo Shirka Wasiirada Talyayaal,Maxkamada iyo Xeer ilaalinta,Agaasimaha socdaalka iyo Safiiro.

Waxaa iswaydiin mudan ra’isalwasaaruhu ma fahmi waayay in Umadda horteeda lagu bahdilayo?

Sidee ku aqbalay in Shirkiisii Wasiirada ee loo dheg taagay laga dhigo waxaan macno lahayn?

See ku aqbalay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur ilhmaayntiisa,isaga loosii maro?

Xamse,waxaa horayba loo dhaliilay bararakoolka Xaafiiskiisa oo ugu horeeyaan Labiskiisa iyo qaabilaadiisa.

Jibril Qoobey.